Saturday, July 27, 2024
HomeUncategorizedJaaliyadda Soomaaliyeed ee Bristol oo Hambalyo u diray Madaxweyne Xassan Sheekh

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Bristol oo Hambalyo u diray Madaxweyne Xassan Sheekh

Kulan lagu taageerayay Madaxweyne Xasan  Sheekh maxamuud ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Bristol ee wadanka Uk, Munaasabaddaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxda Jaaliyadda, Aqoon yahanno Siyaasiyiin iyo Bulshad qeybaheeda kala duwan.

Munaasabaddaan ayaa u jeedkeedu waxa uu ahaa taageerid madaxweyne oo ay dadkii ka soo qeybgalay ay dhamaantoon Hambalyo u direen Madaxweynaha Cusub ee dhawaan ka doortay.

Dadkii goobta joogay ayaa dhamaantood isku raacay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu yahay Madaxweyne samatabixinka Dalka maadaama uu horay us oo noqday Madaxweyne.

Ugu danbeyn waxgaradkii ayaa dhamaan Hamblyo u diray Madaxweynaha dhawaan la doortay allaah na uga baryay in xilka culsu uu u fududeeyo.

Sayid Ali Aseyr

Hiddo Tv Bristol Uk

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Xulashada

Recent Comments