Saturday, May 18, 2024
HomeWarMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qeyb galay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qeyb galay shirka Afrika iyo talyaaniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qeyb galay shirka Afrika iyo talyaaniga ayaa Magaalada Rome ee dalka talyaaniga kulan gaar ah kula yeeshay Madaxa Hey’adda IMF Kristalina Georgieva.

Mrs Georgieva ayaa bogaadisay dadaalada horumarinta dhaqaalaha ee dowladda Soomaaliya ay ku talaabsatay.

Waxay si gaar ah u xustay isbadalada dowladdu ay qaadday kuwaas oo dhaqaalaha dalka sare loogu qaadayo laguna dhimayo saboolnimada islamarkaana lagu xoojinayo heyadaha dowlad

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Xulashada

Recent Comments