Saturday, May 18, 2024
HomeWarMagaalada Bristol oo xalay casho sagootin ah loogu sameeyay Guddoomiye Liibaan Cabdi

Magaalada Bristol oo xalay casho sagootin ah loogu sameeyay Guddoomiye Liibaan Cabdi

Waxaa xalay Magaalada Bristol loogu sameeyay casho sagootin ah Guddoomiyeliibaan cabdi kana mid ah Gacansatada Soomaalida ee ku nool Bristol.

Kulankaan ayaa waxaa goob joog ahaa Hoggaanka Jaaliyadda, Ganacsatada Magaalada iyo waliba Xildhibaanada laga soo doorto magaalada Bristol.

Dadkii goobta yimid ayaa liibaan ku amaanay howlaha waa weyn uu u haayo Jaaliyadda sida arimaha isboortiga caawinnta Familada aanan heyssan guryaha iyo in Soomaalida ay yeeshaan ganacsiyo ay ku soo bandhiggaan cuntada iyo alaahaba Soomaalida ay dhaqanka u leeyihiin.

ugu danbeyn Liibaan ayaa ka mahadnaqay xafladdaan kooban ee qiimaha badan Jaaliyadana kula dardaarmay isku duubni iyo Wadajir

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Xulashada

Recent Comments