Saturday, July 27, 2024
HomeWararDaahir Geelle;”Madaxweyne Aan Kuu Maqnayn Ee Kugu Maqan Ayaa Laga Dhaxlay Farmaajo”

Daahir Geelle;”Madaxweyne Aan Kuu Maqnayn Ee Kugu Maqan Ayaa Laga Dhaxlay Farmaajo”

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay fariintii xalay ay soo saareen Hay’ada Nabadsugida taasoo si weyn looga jawaab celiyay.
Qoraal uu soo dhigey bartiisa ayuu ku bilaabay hadal si weyn uu ugu durayo Madaxweynaha muddo xilleedkiisa dhamaaday iyo hay’ada NISA.

Qoraalka Daahir Geelle ayaa u qornaa sidan;

“Madaxweyne aan kuu maqnayn ee kugu maqan iyo hay’ado nabadgelyo oo aan la isku ilaalinayn ee la iska ilaalinayo ayaa Mohamed Abdullahi Farmaajo laga dhaxlay!

Waxaa muuqata in hay’adaha amniga dowladda ay u xuubsiibteen hay’ado siyaasadeed oo xagga amniga ka soo jeestay. Waxa taa daliil ah in dhulka ay dowladda ka arrimiso uu maalinba maalinta ka danbaysa soo yaraanayay, dhanka kalana beegsiga, maagga iyo daandaansiga dadka Farmaajo ka aragtida duwan uu soo badanayay.

Waxaa in muddo ahba jiray:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Xulashada

Recent Comments