Saturday, July 27, 2024
HomeWararGuddiga FEIT oo shahaadada rasmiga ah siiyay Xildhibaanno & Senataro katirsan Baarlamaanka...

Guddiga FEIT oo shahaadada rasmiga ah siiyay Xildhibaanno & Senataro katirsan Baarlamaanka 11aad JFS.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Federal ee FEIT ayaa maanta shahaadada rasmiga ah Guddoonsiiyay Xildhibaannada Golaha Shacabka & Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya.

Xildhibaankii ugu horreeyay Baarlamaanka 11aad ee JFS ee qaatay Shahaadada Xildhibaannimo waa Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) oo ku fadhiya Kursiga Tirsigiisu yahay HOP#108.

May be an image of 2 people and people standing
Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) HOP#108

Xildhibaannada kale ee qaatay shahaadada waxaa kamid ah:

Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ku fadhiya HOP#049.

May be an image of 2 people and people standing
HOP#049 Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow

Xildhiban Maxamed Nuur Abuubakar (Shariif Mustafa) oo ku fadhiya HOP#265.

May be an image of 2 people and people standing
HOP#265 Maxamed Nuur Abuubakar (Shariif Mustafa)

Xildhibaan Maxamed Cumar Ceymooy oo ku fadhiya HOP#005.

May be an image of 2 people and people standing
HOP005 Maxamed Cumar Ceymooy

Senator Cabdi Axmed Dhuluxow (Dhagdheer).

May be an image of 2 people and people standing
Senator Cabdi Axmed Dhuluxow (Dhagdheer)

Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas (Dhagey) oo ku fadhiya HOP026.

May be an image of 1 person and standing
HOP026 Yuusuf Geelle Ugaas (Dhagey)

Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ku fadhiya HOP#225.

May be an image of 2 people and people standing
HOP#225 Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

Xildhibaan Maxamed Haaruun Cabdullaahi oo ku fadhiya HOP#208.

May be an image of 2 people and people standing
HOP#208 Maxamed Haaruun Cabdullaahi oo ku fadhiya

Xildhibaan Cabdisalaam Xaaji Axmed Liibaan-Dhabancad HOP#038.

May be an image of 2 people and people standing
HOP#038 Cabdisalaam Xaaji Axmed Liibaan-Dhabancad

Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh oo ku fadhiya HOP#070.

May be an image of 2 people and people standing
HOP#070 Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh oo ku fadhiya

Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed HOP#011.

May be an image of 2 people, people standing and indoor
HOP#011 Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed

Xildhibaan Cabdinaasir Xaaji Shirwac oo ku fadhiya HOP#004.

May be an image of 2 people and people standing
HOP#004 Xildhibaan Cabdinaasir Xaaji Shirwac oo ku fadhiya.

Xildhibaan Cabdirisaaq Cabdullaahi Macalin Ciid HOP#063.

May be an image of 2 people and people standing
HOP#063 Xildhibaan Cabdirisaaq Cabdullaahi Macalin Ciid

Xildhibaan Qaali Axmed Diiriye ayaa ku fadhisa HOP#096.

May be an image of 2 people, people standing and headscarf
HOP#096 Xildhibaan Qaali Axmed Diiriye ayaa ku fadhisa.

Xildhibaan Nuuriya Aadan Ciise ayaa qaadatay Shahaadada kursiga HOP#212.

May be an image of 2 people and people standing
HOP#212 Xildhibaan Nuuriya Aadan Ciise ayaa qaadatay Shahaadada kursiga

Xildhibaan Axmed Cabdi Kooshin HOP#205.

May be an image of 2 people, people standing and indoor
HOP#205 Xildhibaan Axmed Cabdi Kooshin

Xildhibaan Muuse Saciid Jaamac HOP#263 ayaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo BJF.

May be an image of 2 people and people standing
HOP#263 Xildhibaan Muuse Saciid Jaamac

Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble ayaa shahaadada rasmiga ah u qaatay HOP#101.

May be an image of 2 people and people standing
HOP#101 Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble

Guddiga FEIT ayaa sheegay in shahaado siinta Xildhibaananda iyo Sentarada Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka ay soconeyso, waxaana la siinayaa Xubnihii kusoo baxay Liiska uu 31kii Maarso 2022 shaaciyay Guddiga.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Xulashada

Recent Comments